magaalada muqdisho oo ifeeysa

21/09/2012 00:47

waxaa mahad iska leh ALLAH subxaanahu watacaalaa oo noo soo celshay nabad gelyadeena,wali lama heysto nabad gelyo buuxda balse waa mid la sheegankaro oosidii hore karoon.Magaalada awaxaa ku socdo dhismo caalami ah oo ah hoteelo iyo guryo oo ay dhisanaayaan umada Soomaliyeed ee qurbo joogta aheed sanado badan,balse hada kusoolaabtay wadankooda Soomaaliyeediyo magaaladooda Muqdisho.Haddii aad bopoqato jimcaha xeebta caanka ah ee Liido cadeey waxaad ku arkee dad Soomaliyeed oo wadanka dhowr sanop ka maqnaay iyo dad ay hada ay ugu horeeyso oo la yaaban sida uu wadanka ay dagaalada ay aafeeyeenuu udhisanyahay.