asc walaalayaal kusoo dhawaada webkaan cusub oo uu idiin soo saray walaalkiin Maxamed Somali oo wadas taqaaniin.Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta aan suubsado web aananigu leeyahay waxaan rajeynaa inuu noqdo mid ay umada Soomaaliyeed ay ku intifaacdo insha Allaah.

Tags

The list of tags is empty.

News

webyada soomaaaliyeed ee ugu fiican

21/09/2012 15:26

magaalada muqdisho oo ifeeysa

21/09/2012 00:47
waxaa mahad iska leh ALLAH subxaanahu watacaalaa oo noo soo celshay nabad gelyadeena,wali lama heysto nabad gelyo buuxda balse waa mid la sheegankaro oosidii hore karoon.Magaalada awaxaa ku socdo dhismo caalami ah oo ah hoteelo iyo guryo oo ay dhisanaayaan umada Soomaliyeed ee qurbo joogta aheed...